Booliiska Kenya Oo Lagu Eedeeyey Inay Xasuuqeen Geel Fara Badan Oo Ay Lahaayeen Qoysas Xoolo Dhaqato Soomaali Ah Bartamaha Dalka Kenya(Sawiro)

Ugu yaraan 100 neef Geel ah oo ay leeyihiin qoysas reer Guuraa Soomaali ah ayaa lagu laayey deegaano ka tirsan bartamaha dalka Kenya oo ay ku dagaalamayaan qowmiyadaha Soomaalida iyo Kambo.

Goobta xoolahan lagu laayey ayaa lagu magacaabaa Boko, waxayna ku taalaa xuduudda degmooyinka TanaRiver iyo Kitui ee bartamaha dalka Kenya.

Waxgaradka reer Guuraaga Soomaalida ee xoolaha laga laayey ayaa Booliiska Kenya ku eedeeyey inay iyaga xasuuqeen Geela.

Hoos ka daawo Geel tiro badan oo ay lahaayeen dadka Soomaalida oo halkaasi lagu laayey.

Geel la xasuuqay0 Geel la xasuuqay1 Geel la xasuuqay2 Geel la xasuuqay3 Geel la xasuuqay4 Geel la xasuuqay5 Geel la xasuuqay6

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here