Dhageyso Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Gaas Oo Ka Hadlay Dagaalada Ka Socdo Deegaanka Bali-busle

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay dagaal beeleed u dhexeeya maleeshiyaad reer Guuraa ah oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug kaasi oo maalmihii la soo dhaafay ka kadhacayey bariga gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa ugu labada dhinac ugu baaqay inay ka shaqeeyaan ammaanka, islamarkaana xal laga gaaro wixii xasilooni darro abuuraya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Puntland ay ka go’an tahay in laga shaqeeyo nabadgelyada iyo deris wanaaga gobolka Mudug.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here