Taliye Kuxigeenka Nabadsugidda Qaranka Oo Goordhow La Magacaabay

Waxaa goordhow wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Federalka lagu magacaabay Taliye Kuxigeenka Nabadsugidda ee Dowladda Federalka Soomaaliya.

Jeneral Cabdalla Cabdalla ayaa loo magacabay xilka taliye kuxigeenka Nabadsugidda Qaranka, waana nin ciidan ah, aqoon iyo waayo aragnimo fiican u leh maareynta howlaha amniga ee xil

Wararkeena dambe ayaan idinku soo gudbin doonaa taariikh nololeedka taliye kuxigeenka cusub ee Nabadsugidda Qaranka Jeneral Cabdalla Cabdalla.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here