Dhageyso Dowladda Federalka Oo Ku Dhawaaqday In Muqdisho Lagu Qabanaayo Shirweyne Dib-u-heshiisiin Bulshada Soomaaliyeed

Dowladda Federalka ayaa ku dhawaaqday dhowaan in dhowaan magaalada Muqdisho  lagu qaban doono shir weyne dib-u-heshiisiin kaasi oo dhexmari doono bulshada Soomaaliyeed.

“Shir weyne dib u heshiisiin bulshada Soomaaliyeed ah ayaa lagu qabanaya magaalada Muqdisho, madaxweynaha ayeyna ka timid fikradda.” ayuu yiri Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta dowladda Federalka Cabdi Faarax Juxa.

Hoos ka dhageyso codka Wasiir Cabdi Faarax Juxa

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here