Awr Nin Ku Cunay Degmada Balli-dhiig Iyo Ninkaasi Oo Geeriyooday(Video)

Awr weyn oo da’diisa lagu qiyaasay 10 sano jir ayaa nin ku cunay degmada Ballidhiig ee bariga gobolka Togdheer ee deegaanada Somaliland.

Ninkan oo markii hore qaniinyada Awrka dhaawac culus uu ka soo gaaray ayaa goor dambe u geeriyooday dhaawaca.

Ehelka marxuumka ayaa warbaahinta u xaqiijiyey geerida marxuum Cawil Gardoof oo ah ninka geeriyooday.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here