Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Booqday Xerada Ciidamada Daraawiishta Jubbaland Ee Magaalada Kismaayo(Sawiro)

waxaa saakey magaalada Kismaayo gaaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminaayo.

Booqashada Madaxweynaha waxaa si diirran u soo dhaweeyay madaxda Jubbaland, Bulshada qaybaheeda kala duwan iyo dhammaan ciidamada Jubbaland.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa booqdy xerada ciidamada daraawiishta Jubbaland ee ku taallo duleedka magaalada Kismaayo.

Waxaa lagu wadaa in wafdiga madaxweynaha ay caawa ku hoydaan Aqalka martida magaalada Kismaayo.

Hoos ka daawo Sawirada soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo ee magaalada Kismaayo.

Farmaajo in Kismaayo Farmaajo in Kismaayo1 Farmaajo in Kismaayo2 Farmaajo in Kismaayo3 Farmaajo in Kismaayo4 Farmaajo in Kismaayo5 Farmaajo in Kismaayo6 Farmaajo in Kismaayo7 Farmaajo in Kismaayo8

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here