Akhriso Golaha Wasiirada Puntland Oo Warmurtiyeed Ay Soo Saareen Uga Hadlay Askar Badan Oo Puntland Dagaal Looga Dilay

Golaha wasiirrada maamulka Puntland oo maanta kulankooda todobaadlaha ahaa yeeshay ayaa shirkooda xoog ku saaray dagaal ciidamadda Puntland iyo maleeshiyada Shabaab ku dhexmaray tuulada Af-urur ee deegaanka Galgala.

 

Qodob ka mid Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Golaha Wasiirada ayaa diiradda lagu saaray Amniga Puntland iyadoo saakey aroortii dagaal ka dhacay tuulo u dhow Galgala lagu dilay Askar badan oo ka tirsan ciidamada Puntland.

PL Warmurtiyeed PL Warmurtiyeed1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here