Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Oo Maanta Dhagax Dhigay Garoonka Diyaaradaha Degmada Baraawe (Sawiro)

Madaxweynaha maamul goboleed K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh ayaa maanta soo dhagax dhigay garoonka laga dhisi doono degmada barawe ee caasimadda rasmiga ah ee maamulka K/Galbeed.

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Najax iyo mas’uuliyiin ka socday xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa munaasabadda xarigga looga jaray ku sugnaa.

Waxaa dhismaha garoonka diyaaradaha gacan weyn ka geysan doono Hay’adaha Qaramada Midoobey ee taageerada siiyo maamul goboleedyada dalka.

Hoos ka daawo Sawirada Munaasabadda

Garoonka Diyaaradaha Baraawe Garoonka Diyaaradaha Baraawe1 Garoonka Diyaaradaha Baraawe2 Garoonka Diyaaradaha Baraawe3 Garoonka Diyaaradaha Baraawe4 Garoonka Diyaaradaha Baraawe5 Garoonka Diyaaradaha Baraawe6

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here