Akhriso Somaliland Oo Dalka Qadar Ka Mamnuucday Inay Adeegsato Hawada Iyo Badda Somaliland(Warsaxaafadeed + Video)

Somaliland ayaa diyaaradaha dalka Qatar ka mamnuucday adeegsiga Hawada iyo Badda Somaliland kadib markii ay taageertay mowqifka xulafada  Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta ee xiriirka u jaray dowladda Qatar.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa Warbaahinta u akhriyay Qoraal ka soo baxay Somaliland ee ay ku taageertay Sacuudiga iyo Imaaraadka.

Magaalada Berbera ee Somaliland waxaa saldhig ciidan oo weyn ku leh dalka Imaaraatka Carabta, waxaa dekedda Berbera dhowaan lagu rakibay Military RADAR oo ay adeegsan doonaan ciidamada Imaaraatka.

Arintan waxay neefta ku xireysaa Diyaaradda Qatar Airways oo maalmihii ugu dambeysay dulmareysay hawada Soomaaliya oo ay ku jirto hawada Somaliland.

Go’aanka ka soo baxay Somaliland hoos ka akhriso

Somaliland

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here