Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta U Dhoofay Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Somaliland ayaa saaka ka dhoofay magaalada Hargeysa isagoo ku siijeeda waddanka Imaraadka Carabta.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay mid gaar ah oo 10 maalmood qaadanaya.
Socdaalka madaxweynaha waxa ku wehelinaya marwadiisa iyo wasiirka maaliyadda.

Safarka madaxeyne Siilaanyo ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaan Somaliland ay taageertay go’aankii Sacuudiga iyo Imaraadku xidhiidhka ugu jareen dalka Qatar.

Horn Cable

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here