Ugaaska Beesha Xawaadle Oo Sheegay In Beel Ka Soo Barakacday Abaarta Galgaduud Ay Dagaal Ku Bilaawday Dadkii Ku Soo Dhaweeyey Gobolka Hiiraan(Video)

Iyadoo labadii maalin ee la soo dhaafay ay dagaallo ka socdeen deegaanka Baanyaaley ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa soo baxaayo dadaallo ay sameynayaan waxgaradka si loo qaboojiyo colaadda.

Ugaaska beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in beesha Habargidir oo ka soo barakacday abaaraha gobolka Galgaduud isla markaasina gobolka Hiiraan ay ku soo dhaweeysey beesha Xawaadle ay dagaal ku bilowday dadkii soo dhaweeyey..

Hoos ka daawo hadalka Ugaas Xasan

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here