Somaliland Iyo Khaatumo Oo Ku Heshiiyey Sidii Loo Dhisi Lahaa SOMALILAND Loo Siman Yahay(Akhriso)

Somaliland iyo Khaatumo ayaa maanta heshiis ku kala saxiixday magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Qodobka ugu muhiimsan ee heshiiskan ayaa dhigaayo in laga shaqeeyo sidii loo heli lahaa Somaliland loo siman yahay isla markaasina dib u eegis lagu sameeyo dastuurka Somaliland si loo helo Awood qaybsi cadaalad ku dhisan.

Hoos ka akhriso warqadda ay kala saxiixdeen labada dhinac

SL iyo Kh

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here