Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow Oo Ugu Baaqay Dadka Xoogga Ku Haysto Guryaha Iyo Beeraha Shacabka Inay Ka Baxaan (Video)

Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow oo ka mid ah waxgaradka bulshada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dib u heshiisiin iyo is-Cafin aysan dhexmari karin bulshada Soomaaliyeed inta uu qof haysto Guri ama Beer uu leyahay muwaadhin kale oo Soomaaliyeed.

Isagoo ka hadlaayey shir dib u heshiisiin oo Wasaaradda Arimaha Gudaha DF ay u qabatay beelaha Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay dadka weli haysto Beeraha iyo Guryaha inay iska wareejiyaan isla markaasina la iska xaalmariyo Dilalkii dalka ka dhacay.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here