Maamulka Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Ajaanib Si Sharci Darro Ah Uga Kaluumeysaneysay Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose(Sawiro)

Maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay maanta gacanta ku dhigeen rag ajaaniib ah oo sifo sharci darro ah uga kalluumeeysanayey xeebaha deegaanada Jubbaland.

Ajaanibta la qabtay oo tiradooda tahay 8 qof ayaa 2 ka mid ah waxay u dhasheen dalka Iran halka 6-da kalena u dhasheen wadanka Pakistan. Waxay nimankan wateen doon taasi oo  ku soo caariday xeebta Jasiirada Kudhaa kadib markii cilad farsamo ay soo wajahday.

Waxaa ajaanibta la qabtay loo soo dhaadhiciyey magaalada Kismaayo si halkaasi loogu maxkamadeeyo.

Hoos ka daawo Sawirada

Illegal Iranian and Indian fishers in Somalia sea Illegal Iranian and Indian fishers in Somalia sea1

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here