Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Dalka Turkiga Oo Markii Ugu Horeysay Gaaray Dalka Qadar(Video)

Waxaa maalintii shaley xeebaha dalka Qatar gaaray cutubyo ka tirsan ciidamada dalka Turkiga oo noqonaayo cutubkii ugu horeeyey ee bilaabayo Saldhigga Turkiga ka sameysanaayo dalka Qatar.

Dalalka Turkiga iyo Qatar ayaa dhowr sano ka hor kala saxiixday heshiis dulucdiisa ahayd in dalka Turkiga uu Qatar ka sameysto saldhig Milateri oo lagu difaacaayo masaalixda labada dal.

Hoos ka daawo Kanaalka Aljazeera oo faafiyey ciidamada Turkiga oo soo galay dalka Qatar

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here