Magaalada Bosaso Oo Lagu Soo Bandhigay 8 Nin Oo Kooxaha DAACISH Iyo Alshabaab Ka Tirsanaa Oo Isa Soo Dhiibay(Sawiro)

Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso kusoo bandhigay 8 nin oo horey uga tirsana kooxda Alshabaab markii danbena ku biiray kooxda DAACISH.

Maamulka gobolka Bari ayaa sheegay in Raggan ay isa soo dhiibeen, waxaana ku jira saraakiil soo hogaamisay kooxaha argagaxisada ee kala ah Alshabaab iyo DAACISH.

Warbaahinta Puntland oo ay ragan isa soo dhiiay la hadleen waxay sheegeeb inay fekradii hore ka laabteen, kana codsanayaan shacabka Soomaaliyeed in ay cafiyaan.

Hoos ka daawo sawirada

DAACISH DAACISH1 DAACISH2 DAACISH3 DAACISH4

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here