Mid Ka Mid Ah Wasiirada Maamulka Jubbaland Oo U Geeriyooday Dhaawac Ka Soo Gaaray Qarax Maanta Muqdisho Ka Dhacay

Waxaa la xaqiijiyey in Wasiirkii Dhalinyarada iyo Isboortiga Maamulka Jubbaland Maxamed Yuusuf Aw Libaax uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Saldhiga Booliska degmada Waabari.

Allaha u naxariistee wasiirka waxaa qaraxaas ka soo gaaray dhaawac culus iyadoo caawa fiidkii uu u geeriyooday dhaawacaasi.

Inta la xaqiijiyey ilaa 8 ruux ayaa ku geeriyootay qaraxii maanta ka dhacay Saldhiga Booliska degmada Waabari.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here