Dhageyso Booliiska Somaliland Oo Feejignaan La Geliyey Cabsi Laga Qabo Falal Argagaxiso Xiliga Damaashaadka Farxadda Ciidda Soon-fur

Taliska Ciidamada Ammaanka Soomaaliland ayaa sheegay in ciidamadooda heegan sare la geliyey si ay u adkeeyaan Amniga xiliga lagu guda jiro munaasabadda Ciidul Fidriga.

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliland General C/laahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in Ciidanka ay fareen in Laga feejignaado Arbushaad la sameeyo inta lagu guda jiro damaashaadka Farxad Ciida Soon-fur.

Hoos ka dhageyso codka Taliye Fadal

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here