Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Musevni(Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa caawa kulan ku yeeshay magaalada Kampala.

Labada Madaxweynae ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha.

Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Uganda sida wanaagsan ee ay usoo dhaweeyeen qaxootiga Soomaaliyeed. Waxa uu sidoo kale xusay kaalinta aan marnaba la ilaawi karin ee ay Uganda ka geysatay nabad ilaalinta Soomaaliya.

Hoos ka daawo Sawirada kulanka labada madaxweyne

Farmajo with Museveni Farmajo with Museveni0 Farmajo with Museveni1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here