Daawo Sida Maanta Salaadda Ciidul-Fitriga Loogu Dukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka Oo Ay Ka Qayb Galeen Madaxda Dowladda Federalka(Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiinka ka tirsan Golaha Wasiirada Dalka ayaa Shacab aad u tiro badan maanta salaadda Ciiddul Fitriga kula tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaaalada Muqdisho.

 Madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay si buuxdo uga qeyb qaataan soo celinta amniga iyo la dagaalanka kooxaha argagaxisada ah ee dhibka ku haayo Bulshada Soomaaliyeed.
Hoos ka daawo Salaadda lagu tukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka
Isbaheysiga Islaamka Iyo Salaadda Ciidda Isbaheysiga Islaamka Iyo Salaadda Ciidda0 Isbaheysiga Islaamka Iyo Salaadda Ciidda1 Isbaheysiga Islaamka Iyo Salaadda Ciidda2 Isbaheysiga Islaamka Iyo Salaadda Ciidda3 Isbaheysiga Islaamka Iyo Salaadda Ciidda4 Isbaheysiga Islaamka Iyo Salaadda Ciidda5 Isbaheysiga Islaamka Iyo Salaadda Ciidda6 Isbaheysiga Islaamka Iyo Salaadda Ciidda7
SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here