Dhageyso Maamulka Gobolka Bakool Oo Ka Warbixiyey Xiisad U Dhexeyso Alshabaab Iyo Ciidamada Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur

Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan ururka Alshabab ay ku dhowaadeen deegaan uu gobolka Bakool kga sugan yahay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur.

Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macallim ayaa Idaacadda VOA-da laanteeda Afka Soomaaliga uga warbixiyey xiisad ka taagan tahay deegaan hoos yimaado gobolka Bakool oo laga cabsi qabo inuu ka dhaco dagaal u dhexeeyo Alshabaab iyo ciidamada ilaalinaayo Mukhtaar Roobow.

Mukhtaar Roobow ayaa waxaa dhowaan laga saaray liiska madow ee dawladda Maraykanka ay ku qortay dadka argagaxisonimada ugu eedeysan.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here