Wasiirka Arimaha Dibadda Norway Oo Maanta Booqasho Ku Joogo Magaalada Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Norway Børge Brende ayaa maanta booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Waxaa Børge Brende garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo xubno ka tirsan dowladda Federalka.

Waxaa wasiirka martida ah loo galbiyey Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya oo uu uu kulamo kula qaadanaayo madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre.

Dowladda Norway oo aad u daneyneyso arimaha dowladda Somalia, waxayna ka mas’uuliyiinta labada dal ka wada hadlayaan iskaashiga dhaqaalaha, amniga iyo kaalmeynta dowladda Somalia.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here