Amin Arts Oo Si Cajiib Ah U Iftiimiyey Siyaasiyiinta Abaabulaayo Mooshin Ka Dhan Ah Dowladda Federalka(Sawir)

Waxaa maalmahan la hadal hayey xildhibaano diyaarinaayo Mooshin ka dhan ah Xukuumadda Federalka ee uu hogaaminayo ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre.

Dowladda Federalka oo horumar dhinacyo badan ah sameysay ayaa waxaa soo baxaayo rag ay dhibeyso dib-u-soo-kabsashada caasimadda Soomaaliya.

Hoos ka daawo Kartoon/Sawir uu Amin Arts ku iftiiminaayo ragga mucaaradsan horusocodka dowladda federalka.

Amin Arts

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here