Muxuu Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Ka Yiri In Somaliland Markale Dib Ula Midowdo Soomaaliya(Video)

Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia ahaana madaxweynihii hore ee Somaliland marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa sanadkii 1999-kii ka dhawaajiyey inay adag tahay in markale dib u midoobaan Somalia iyo Somaliland.

Marxuum Cigaal oo arimo badan oo uur-ku-taallo ku reebay ka hadlaayo hoos ayaad ka daawan kartaa isagoo ka hor hadlaayo Baarlamaanka Somaliland 1999-kii

SHARE

1 COMMENT

  1. ASC Reer Marka Caddeey,
    Moolaha Illaaha Ha u Naxriistoo u Maciino Marka Caddeey ii intii Ab ka Ab ku soo nooleed Aamiin. Intii gadaal ka kooyto ehoo gumaad ku wado Reer Marko Allaahu ka qabtoo ka haatiyo Aamiin.
    Taas waa for Reer Marka idilkood. Tanna waa for Websaydkaan ku abtirasda Magaalada Qadiimiga Kariimada ah ee Marka ama Marko. Articleka Mr. Cigaal Moowluuciisa waa idinka qaldan yahay bal isku daya inaad saxdaan. Mr. Cigaal Umad Soomaaliyeed Madax weyne wuu u soo ahaa laakin Soomaaliya Madax weyne ma u soo noqonin. Soomaaliland Yes but not Jamhuuriyadii hore ee Somaaliya.
    Fii Amaani allaahi SWT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here