Dalalka Ciidamada Ay Ka Joogaan Soomaaliya Oo Shir Ku Leh Dalka Itoobiya

Dalalka ciidamada ku deeqay howlgalka nabad ilaainta Midowga Afrika ay ka wadaan Soomaaliya(AMISOM) ayaa kulan ku leh magaalada Addisababa ee xarunta Midowga Afrika.

Waxaa Addisababa ku kulmay Wasiirada Arimaha Dibada dalalka ciidamada ay ka joogaan Somalia, waxayna kulankooda diiradda ku saaree dhaqaale xumada soo wajahday hawlgalka AMISOM.

Waxay wasiirada dalalka qaybta ka ah howlgalka AMISOM ka arinsaden sidii dhaqaale loo weydiisan lahaa dalalka deeqda bixiyo ee Mareykanka iyo Midowga Yurub, Turkig, Wadamada Khaliijka(GCC) iyo Shiinaha.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here