Dhageyso Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Oo Soo Dhaweeyey In Abuu Mansuur Uu Ka Tanaasulay Fikirka Xagjirnimo Ee Alshabaab

Madaxweynaha maamulka K/Galbeed Shriif Xasan Sheekh Aadam ayaa soo dhaweeyey in Abuu Mansuur uu ka tanaasulay fikirka xagjirnimo ee kooxda Alshabaab.

Madaxweyne Sharif Xasan oo galabta u waramay Laanta Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in tallaabadaas ay wax weyn ka beddeli karto in amni lagu soo dabbaalo gobollada Koonfur Galbeed.

Hoos ka dhageyso codka Shariif Xasan

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here