Dhageyso Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Hadlay Diidmada Shilinka Soomaaliga Ee Gobolada Qaarkood Laga Soo Sheegay

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federalka Somalia Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay Shilin Soomaaliga laga diiday qaybo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

Wareysi uu Dr Beyle siiyey Radio Muqdisho wuxuuu uga hadlay dhibaatada ka aloosan gobollada dhexe ee ku saabsan diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga ah.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here