Maamulka Jubbaland Ayaa Soo Bandhigay Meydadka 12 Shabaab Ah Oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Luglow Ee Gobolka Jubbada Hoose(Video)

Ugu yaraan 12 ka tirsan maleeshiyada Ururka Alshabaab ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay deegaanka Luglow oo dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Saraakiisha maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dilka maleeshiyada Alshabaab kadib markii maleeshiyada ay weerar ku soo qaadeen saldhigga ciidamada Jubbaland ee xerada ciidamada Luglow.

Hoos ka daawo Meydadka Alshabaab ee ciidamada Jubbaland ay soo bandhigeen

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here