Dhageyso Ra’iisulwasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Ayaa Sheegay In Dowladda Federalka Maslaxo Ugu Jirin Dhexdhexaadnimada Khilaafka U Dhexeeyo Isbaheysiga Sacuudiga Iyo Qatar

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna xubin xiligan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in maslaxadda Soomaaliya aysan ku jirin mawqifka dhexdheaaxdnimo ee dawladda Soomaaliya ay ka qaatay khilaafka Xulufada Sacuudiga iyo Qatar.

Cumar Cabdirashiid waxaa u ugu baaqay madaxda Dowladda Federalka in lala safto dalalka Sucuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo uu sheegay inay ka shaqeeyaan maslaxadda Soomaaliya.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here