Dhageyso Gabar Soomaali Ah Oo Mareykanka Visa Ku Gashay Kadib Amarkii Madaxweyne Donald Trump

Gabar lagu magacaabo Luul Mohamuud Yusuf oo sanadkan ku guuleysatey Barnaamijka U.S Lottery Visa Program(Visaha Baqtiyaa-nasiibka Mareykanka) ayaa dhowaan waxaa u suurta gashay inay gasho dalka Mareykanka kadib amarkii madaxweyne Trump.

Waxaa dalkugalkan ay heshey ayadoo dalkan Mareykanka laga mamnuucay inay soo galaan dadka dhalasho ahaan kasoo jeedo 6 wadan oo Muslim ah oo ay Soomaaliyana ka mid tahay.

Luul oo ka mid ahayd dhalinyarada magaalada Muqdisho waxay socdaalkeeda ay ku timid Mareykanka uga warbixisay Idaacadda VOA-da.

Hoos ka dhageyso

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here