Sheekh Nuur Baaruud Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay Inay Garaacaan Xildhibaano Qaran-dumis Ah Oo Mooshin Ka Diyaarinaayo Xukuumadda RW Xasan Cali Kheyre(Video)

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka tirsan Culimada Soomaaliyeed ayaa si kulul u weeraray xildhibaanada ku howlgan karkarinta Mooshin ka dhan xukuumadda Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre.

Sheekh Nuur ayaa xildhibaano todobaadyadii la soo dhaafay ku shirka magaalada Nairobi ku tilmaamay inay yihiin Qaran-dumis aan rabin horusocodka bulshada Soomaaliyeed isagoo shacabka ugu baaqay inay garaacaan.

Hoos ka daawo Sheekh Nuur Baaruud

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here