Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa Dowladda Federalka Oo Tababar U Furtay 100 Dhalinyaro Oo Jaamacadaha Uga Soo Qalin Jabiyey Cilmiga Caafimaadka Xoolaha (Sawiro)

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ayaa waxa ay Tababar u furtay ku dhawaad 100 dhalinyaro oo dhowaan kasoo baxay jamacadaha ku yala gudaha dalka somliya islamarkaana ku takhasusay Cilmiga caafimaadka xoolaha.

Tababarkaan ayaa waxa uu ahaa mid lagu baranayaa

1) Caafimaadka Xoolaha
2) Hormarinta Calafka Xoolaha Iyo wax soo Saarkooda 
3) Suuqgeynta Xoolaha
4) Kor Uqaadista Tayada Xoolaha Iyo wax soo Saarkooda

Hoos ka daawo Sawirada dhalinyarada tababarka qaadanaayo iyo howlwadeenada Wasaaradda:

Xanaanada Xoolaha Xanaanada Xoolaha1 Xanaanada Xoolaha2 Xanaanada Xoolaha3 Xanaanada Xoolaha4 Xanaanada Xoolaha5 Xanaanada Xoolaha6 Xanaanada Xoolaha7 Xanaanada Xoolaha8

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here