Akhriso Warmurtiyeedkii Laga Soo Saaray Shirka Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya

Waxaa saacado ka hor magaalada Muqdisho lagu soo gabgaabeyey Shirka Golaha Amniga Qaranka oo dhowr maalin ka socday magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Halkan hoose ka akhriso Warmurtiyeedkii ka soo baxay Shirka Golaha Amniga Qaranka ee ay ka qayb galeen madaxda dowladda DF iyo hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada dalka.

Warmurtiyeedka Warmurtiyeedka1

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here