VIDEO: Shirkii Golaha Amniga Qaranka Ee Dowladda Federalka Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Warmurtiyeed Laga Soo Saaray

Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maalmahan ka socday xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalda Muqdisho.

Waxaaa shirka laga soo saaray Warmurtiyeed ka kooban dhowr qodob oo intooda badan la xiriiro qaab dhismeedka ciidamada kala duwan ee dalka Soomaaliya yeelanaayo.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xasan ayaa warbaahinta u akhriyey warmurtiyeedka laga soo saaray Shirka Amniga Qaranka ee dhexaray dowladda federalka iyo Madaxda maamul goboleedyada.

Hoos ka daawo

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here