Ciidmada Ammaanka Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay 14 Qof Oo Lagu Tuhunsan Yahay Inay Ka Mid Yihiin Kooxda Alshabaab(Sawiro)

Ciidamada nabadgelyada Puntland ayaa shalay gacanta ku dhigay 14 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda argagaxisada Alshabab.

Dadka la qabtey oo watey gaari yar ayaa maraayey dhul miyi ah oo aan ahayn wadada laamiga ah ee lagu yaqaano inay adeegsadaan safareyda, waxayna dadka la qabtay isugu jiraan 12 rag ah iyo 2 dumar ah.

Dhulka Miyiga ah ee dadka la qabtay ayaa maraayeen ayaa ka tirsan gobolka Nugaal ee Bariga Soomaaliya.

Maleeshiyad Alshabaab ah oo la qabtay Maleeshiyad Alshabaab ah oo la qabtay1 Maleeshiyad Alshabaab ah oo la qabtay2 Maleeshiyad Alshabaab ah oo la qabtay3

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here