Sadex Qof Ayaa Ku Geeriyootay Gaari Ku Rogmaday Meel U Dhow Deegaanka Jilib Marka Ee Gobolka Sh/hoose

Mid ka mid ah gawaarida safarka ee dhanka xeebta ka soo galo magaalada Marka ayaa saakey ku rogmaday meel u dhexeeyo magaalada Marka iyo deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Gaariga rogmaday oo ahaa nooca Renault-ka loo yaqaano ayaa ka yimid dhanka magaalada Muqdisho isla markaasina ku sii socday magaalada Marka oo uu rakaab ka soo qaadi lahaa.

Waxaa ku geeriyooday shilkan dhammaan intii saarneyd gaariga oo ahaa sadex qof oo ahaa howlwadeenada gaariga rogmaday.

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here