Ra’iisulwasaraha Iyo Golihiisa Wasiirada Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo(Sawiro)

Ra’iisulwasaaraha dowladda Federaalka Somalia Xasan Cali Kheyre iyo golahiisa Wasiirada ayaa¬†maanta si heersare ah loogu soo dhaweyey magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Jubaland iyo masuuliyiin kamid ah maamul goboleedka Jubbaland ayaa Ra’iisulwasaaraha iyo wasiirada ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.

Maalinta berri ah ayaa lagu wadaa in Shirka Golaha wasiirada ee Khamiis walbo la qabto uu ka dhaco magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Golaha Wasiirada oo ku shiray Kismaayo1 Golaha Wasiirada oo ku shiray Kismaayo2 Golaha Wasiirada oo ku shiray Kismaayo3 Golaha Wasiirada oo ku shiray Kismaayo4 Golaha Wasiirada oo ku shiray Kismaayo5

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here