Wasiirka Maaliyadda Oo Golaha Baarlamaanka Horgeeyey Miisaaniyadda Dowladda Ku Shaqeyneyso Lixda Bilood Ee Soo Socoto(Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr. Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa maanta horgeeyey Golaha Barlamaanka Miisaaniyadda dowladu ku shaqaynayso lixda bilood ee soo socota.

Waxaa dib loo balamay Sabtida 15, July, 2017 markay soo akhristaan kadib xildhibaanadu qaranka.

Wasiirka ayaa sidoo kale horgeeyey xisaab xirkii sanadaha 2015 iyo 2016.

Wasiirka Maaliyadda Wasiirka Maaliyadda1 Wasiirka Maaliyadda2 Wasiirka Maaliyadda3 Wasiirka Maaliyadda4 Wasiirka Maaliyadda5 Wasiirka Maaliyadda6 Wasiirka Maaliyadda7

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here