Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa kormeer ku tagey deegaanka Goobweyn iyo Jaamacadda Kismaayo(Sawiro)

Kismayo 14, July, 2017…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF.S Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan xubnaha Golaha Wasiirada iyo Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeer ku tagay deegaanka Goobweyn oo dhaca waqooyiga magaalada kismaayo, halkaas oo isaga darsamaan Wabiga Jubba ibo Badweynta India, waxana uu R’aiisul Wasaaruhu la kulmay qeybaha bulshada ee ku dhaqan deegaanka Goobweyn.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale tagey Jaamacadda Kismayo oo xarun u ah Ciidanka Isku dhafan ee Dawladda, waxana uu kula dar-daarmay Ra’iisul Wasaaruhu in laga shaqeeyo danta guud, ciidankuna ay u diyaar garoobaan sido deeganada ay maamulaan shabaab looga xoreyn lahaa.

–DHAMMAAD—

Kheyre iyo Goobwey4 Kheyre iyo Goobweyn Kheyre iyo Goobweyn1 Kheyre iyo Goobweyn2 Kheyre iyo Goobweyn3 Kheyre iyo Goobweyn4 Kheyre iyo Goobweyn5 Kheyre iyo Goobweyn6 Kheyre iyo Goobweyn7 Kheyre iyo Goobweyn8 Kheyre iyo Goobweyn9 Kheyre iyo Goobweyn10 Kheyre iyo Goobweyn11

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here