Daawo Jawaabihii Wasiirka Maaliyadda Uu Siiyey Xildhibaano Saluugsan Horumarka Dowladda Federalka Sameyneyso (Video)

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shaley waxaa su’aalo weydiiyey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federalka oo aad u dhaliilsan horusocodka dowladda federalka ay ka sameysay dhanka musuqmaasuqa.

Wasiir Beyle ayaa beeniyey jiritaanka warar ku-tiri-kuteen ah oo xildhibaanada qaarkood madasha ka sheegeen kaasi oo ah in qasnadda dowladda ay soo gashay lacag ka timid dowlado Sacuudiga ka mid yahay.

Kulanka su’aalaha lagu weydiinayey Wasiirka wuxuu ahaa kii ugu xamaasadda badnaa.

Hoos ka daawo Dr. Abdirahman Beyle iyo jawaabahiisa.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here