Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Booqday Magaalada Taariikhiga Ah Ee Saylac(Video)

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahanada fara kutiriska ah ee bulshada Soomaalida leedahay ayaa booqasho ku tagay magaalada taariikhiga ah ee Zaylac ee ka tirsanaan jirtay gobolka Awdal balse hadda caasimad u noqotay gobolka cusub ee Salal.

Prof. Samatar waxaa degmada Zaylac ku soo dhaweeyey gudoomiyaha degmada iyo waxgaradka gobolka oo uga warbixiyey horumarka ay gaartay degmada kadib booqashii Prof Samatar uu ku yimid sanadkii 2013-ka.

 

Hoos ka daawo booqashada Prof Samatar ee degmada Zaylac

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here