Muuqaal Laga Duubay Askari U Dhashay Dalka Kenya Oo Si Arxan Darro Ah U Dilaayo Qof Rayid Ah(Video)

Mid ka mid ah ciidamada Milateriga dalka Kenya (KDF) ayaa waxaa qabatay Kaamiro isagoo tooganaayo qof rayid ah. Saraakiisha Ammaanka Kenya ayaa ka gaabsaday inay ka hadlay Video-gan balse waxay xaqiijiyey in askarta falkan argagaxa leh geysaneyso ay ku hadlayaan luqada Sawaaxiliga(Swahili) oo ah luqadda rasmiga ah ee Kenya looga hadlo.

Qofka rayidka ah ayaa ah qof aan heybtiisa, sababta loo dilaayo iyo goobta lagu dilaayo aan la garaneynin balse dhulka dilka uu ka dhacaayo waa dhul caro gaduud ah, wuxuuna dhulkan aad ugu muuqaal egyahay dhulka dadka Muslimiinta ay ka degaan dalka Kenya maadaama dhulka qowmiyadaha aan islaamka ahayn ay degaan uu yahay dhul dhoobooy ah(Caro Madow). Waxaa dhici karto in goobta uu dilkan ka dhacay ay tahay

Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyaa inay bartilmaameedsadaan Muslimiinta dalka Kenya.

Hoos ka daawo Muuqaalka

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here