Dhageyso Kooxda DAACISH Oo Gobolka Bari Ku Dilay Shaqaale U Shaqeynaayey Shirkadda Isgaarsiinta Golis

Wararka laga helaayo gobolka Bari ee Soomaaliya ayaa sheegaayo in kooxda xagjirka ah ee DAACISH ay dileen shaqaale u shaqeynaayey shirkadda isgaarsiinta Golis.

Dilka shaqaalaha shirkadda Golis ayaa ka dhacay deegaanka Beelwacatay oo hoostago degmada Balidhidin ee gobolka Bari.

Hoos ka dhageyso wareysi Radio Daljir la yeeshay goobjooge dadka deegaanka ka tirsan:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here