Akhriso Xoghayihii Joogtada Ahaa Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Lagu Bedelay Xoghaye Cusub

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta shaqada ka eryay Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Yaxye Cali Ibraahim.

Qoraal ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa shaqada looga eryay Yaxye Cali Ibraahim.

Cabdi Faarax Juxa ayaa Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda u magacaabay C/llaahi Maxamuud Xasan, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22-ka bisha July ayuu shaqo galayaa xoghayaha cusub.

Halkan hoose ka akhriso warqadda xilka lagu magacaabay/shaqadana looga joojiyey xoghayaha.

Xoghayaha W Arimaha Gudaha + Xilka magacaabis Xoghayaha W Arimaha Gudaha + Xilka qaadis

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here