Maxaabiis Laga Soo Daayey Xabsiyada Dalka Itoobiya Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho(Sawiro)

Waxaa caawa maqribkii Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho soo cago dhigatay diyaaradda Jordan Air oo waday maxaabiis Soomaali ah laga soo daayey xabsiyada dalka Itoobiya.

Maxaabiistan oo tiradooda ay gaareyso 114 maxbuus ayaa waqtiyo kala duwan ku xirnaa xabsiyada dalka Itoobiya oo ah xabsiyada ugu xun dunida.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federalka ayaa maxaabiistan ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

 

Waxaa maxaabiista loo kaxeeyey Xarunta Hay’adda Dembi Baarista doladda federalka halkaasoo baaritaanno dheeraad ah loogu sameyn doono.

Hoos ka daawo Sawirada maxaabiista

Maxaabiis0 Maxaabiis1 Maxaabiis2 Maxaabiis3 Maxaabiis4 Maxaabiis5 Maxaabiis6 Maxaabiis7 Maxaabiis8 Maxaabiis9 Maxaabiis10 Maxaabiis11

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here