Dhoofinta Xoolaha Oo Ka Bilaabatay Somaliland Kadib Markii Xayiraadda Laga Qaaday(Video)

Waxaa dekedda magaalada Berbera si rasmi ah u bilowday dhoofinta xoolaha Somaliland u dhoofiso dalalka Sacuudiga iyo Imaaraatka Carabta.

Dhoofka xoolaha ayaa waxaa xayiraad ku soo rogay dalalka Khaliijka kadib markii xanuuno laga helay qaar ka mid ah xoolaha laga dhoofiyo Soomaaliya.

Hoos ka daawo dhoofinta xoolaha Somaliland

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here