Dhageyso Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ka Hadlay Dagaal Maanta Muqdisho Ku Dhexmaray Ciidamada Dowladda

Inta la ogyaha lix askari ayaa ku dhimatay dagaal maanta ciidamo kala duwan oo dowladda ka tirsan ku dhex maray magaalada Muqdishe ee caasimada Soomaaliya.

Wasiirka gaashaandhiga dowladda Federalka ee Somalia Cabdirashiid Cabdulaahi Maxamed ayaa sheegay in dagaalkaasi uu ahaa shil dhacay.

Wasiirka ayaa sheegay inay dowlada u qabatey guddi gaar ah arrinkaan, kuwaas oo soo baaritaano ku sameyn doono sida ay wax u dhaceen iyo xaalada guud ee arrinkan.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here