Dhageyso Danjire Abuukar Baalle Oo Beeniyey Warar La Baahiyey Oo Shegayo Inuusan Dalka Mareykanka Ku Haysanin Xasaanad Diblomaasiyadeed

Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Maxamed Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa shalay waraaqihiisa aqoonsiga guddoonsiiyay xoghayaha guud ee Jamciyadda Qaramada ka dhaxeysa Antonio Guterres.

Waxaa uu danjiraha beeniyey warar warbaahiinta qaarkeed lagu baahiyey oo sheegaayey inuu danjire Baalle uusan haysanin Xasaanad diblomaasiyadeed.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here