Tareen Hawada Ku Soconaayo Oo La Tijaabiyey(Video)

Dowladda Shiinaha ayaa tijaabisay tareenkii ugu horeeyay ee hawada maraya kaasi oo oo noocii ugu horeeyey ee abid dunida laga isticmaalo.

Tareenkan oo awood u leh inuu qaado rakaab gaarayo 510 qof ayaa ku soconaya xawaare aad udheereeya.

Hoos ka daawo tareenka la tijaabiyeyÖ

SHARE

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here