Dhageyso Maamulka Degmada Marka Oo Ka Warbixiyey Shir Ay La Qaateen Waxgaradka Degmada

Gudoomiyihii hore ee degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisoow oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Radio Danan ayaa ka warbixiyay shir maalmihii la soo dhaafay ka dhacayey degmada kaasi oo u dhexeeyey maamulka degmada iyo waxgaradka gobolka Sh/hoose.

Wuxuu Yariisow fariin u diray waxgaradka iyo xildhibaanda kasoo jeeda degmada Marka inay shacabkooda dhibaateysan u soo gurmadaan.

Hoos ka dhageyso wareysiga gudoomiye Yariisow uu siiyey Radio Danan.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here